Home arrow Siyaasadda | Somaliya arrow Sarkaal ka Tirsan Ciidamada Dowladda oo Xalay Lagu Dilay Baydhabo
Unreported World Somalia 1
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:236
Date:22-09-2008
Unreported World Somalia 2
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:108
Date:22-09-2008
Unreported World Somalia 3
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:95
Date:22-09-2008
Somalia Now and Then
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:422
Date:07-09-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

Should Ethiopian troops leave Somalia?
 
Will 2008 be better year for Somalia?
 

Syndicate

Get Our News Updates
May 17 2008
Sarkaal ka Tirsan Ciidamada Dowladda oo Xalay Lagu Dilay Baydhabo
Written by Ali Moallim   
Saturday, 17 May 2008

Baydhabo,(insidesomalia.org)- Kooxo Hubeeysan ayaa xalay Magalada Baydhabo ku dilay Sarkaal tirsan Ciidamada Dowaladda Federaalka Soomsaliya xili uu ka soo baxayay Masjid ku yaala gudaha Magaalada Baydhabo.

Xiliga dilka loo geeysanayay Sarkaalkan ka tirsan Ciidamada Dowladda, gaar ahaan Ciidamada Militariga ayaa sida ay sheegeen dad goobjoogayaal ahaa waxaa uu kazoo baxayey masjid uu kutukadey salaada cisha.

Kooxda falka dilka ah geeystay ayaa la sheegay in markii ay hubsadeen in uu dhintey ninkii ay toogteen isga tagey halkii uu falka kadhacay.

Sarkaalka la dilay ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Mad Janaay sida ay sheegeen dadka deegaanka.

Kadib dilka Marxuumka ayaa waxaa goobta soo gaaray Ciidamo Booliis ah oo isku gadaamay halka uu dilka ka dhacay, balse ma jiraan wax dad ah oo loo qabtay falka dilkaaasi.

Xaalada Magaalada Baydhabo ayaa saaka degan, mana jiraan wax saameeyn ah oo uu dilka xalay loogu geeystay Suuqa weyn ee Magaalada Baydhabo.

Ma’ahan markii ugu horeeysay ee dil qorsheeysan oo sidan oo kale ah loogu geeysto saraakiil sar sare oo ka tirsan Ciidamada Dowladda gudaha Magaalada Baydhabo, waxaana horay dilal loogu geeystay Saraakiil kale.




Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

<< Previous Page                    Next Page>>

< Prev   Next >